26.4 C
Hargeisa
Friday, March 29, 2024

Latest News

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Abaalmarinno guddoonsiiey guulaystayaasha  tartanka Qur’aanka kariimka ah ee Bisha Ramadaan

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Abaalmarinno guddoonsiiey guulaystayaasha  tartanka Qur’aanka kariimka ah ee Bisha Ramadaan   Hargeysa-1-03-2024-(SL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah...

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga iyo Eheladii uu ka baxay Marxuum Cabdiraxmaan...

0
TACSI MADAXWEYNE: 21/03/2024. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis...

0
Wareegtooyin Madaxweyne 19.03.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida gudoomiyeyaasha iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Hambalyeeyey isu soo bIxii Jaaliyadda reer Somaliland ee Dalka UK...

0
HAMBALYO MADAXWEYNE:10/03/2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Hambalyeeyey isu soo bIxii Jaaliyadda reer Somaliland ee Dalka UK ku taageereen heshiiskii Dawladaha Somaliland iyo Ethiopia. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay maalinta caalamiga ah ee Haweenka Adduunka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay maalinta caalamiga ah ee Haweenka Adduunka. Hargeysa-09-03-2024-(SL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo soo saaray wareegtooyin Madaxweyne oo uu ku dhaqan-gelinaayo laba xeer...

0
Wareegtooyin Madaxweyne. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 09/03/2024 uu soo saaray wareegtooyin Madaxweyne oo uu ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Shirweynaha  11-aad ee Dhaqaalaha Islaamiga ah ee Afrika.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Shirweynaha  11-aad ee Dhaqaalaha Islaamiga ah ee Afrika. Hargeysa-05-03-2024-(SL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha 11-aad ee...

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo Go’aamo adag ka soo saaray Muwaadiniinteeda lagu laynayo Muqdisho,...

0
War-murtiyeed Fadhigii 125aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ka maanta oo ay taariikhdu tahay 29/02/2024 ka qabsoomay qasriga madaxtooyada, islamarkaana uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum Axmed Aadan...

0
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum Axmed Aadan oo dil arxan daran dhawaan Muqdisho loogu geystay.   Hargeysa-27-02-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo Sameeyey Marxuum Cabdinaasir ...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo Sameeyey Marxuum Cabdinaasir  Muuse Dahable oo Muqdisho lagu Dilay   Gabiley-25-02-2024-(SL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Videos